QORAALKA MAQAALKA
Bilaabidda website wordpress ah ma ahan mid adag hadii aad raacdo talaabooyin sax ah.Qoraalkan wuxuu kuu sharaxaya 5 talo oo muhiim ah.
1 DOORO HOSTING WANAAGSAN: Adeegyada sida Hostinger ama Bluehost ayaa fududeynaya rakibista WordPress.
2 XULO THEME FUDUD: Ha dooran themes badan oo culus. Isticmaal mid qurux badan oo degdeg ah.
3 KU RAKIB PLUGINS MUHIIM AH: Sida SEO Plugin,Securityiyo Backup plug
4 SAMEE BOGAG MUHIIM AH: Sida Home,Contact,About
5 KU BILOW QORAALLO TAYO LEH:Qor wax qiimo leh si aad u hesho akhristayaal joogto ah
